Sawirro:-RW Ku-xigeenka Dalka oo Shaaciyay In La Dhamaystirayo Sharciga Lagu Joojinayo Tacadiya ka dhanka ah Haweenka

0
40

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay gebagebadii aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa joojinta gudniinka gabdhaha ayaa soo jeediyay in meel looga soo wada jeesto ciribtirka dhaqanka haraadiga ah ee haweenka Soomaaliyeed u gaysta dhaawacyada Muuqda iyo kuwa dhanka maskaxda ah. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-RW Ku-xigeenka Dalka oo Shaaciyay In La Dhamaystirayo Sharciga Lagu Joojinayo Tacadiya ka dhanka ah Haweenka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.