Sawirro:-Safaarada Itoobiya ee Magalada Asmara oo dib loo furay

0
87

Mudo 20-Sano ah kadib waxaa markii ugu horeysay dib loo furay Safaaradii Itoobiya ay ku laheyd Magaalada Amara ee Caasimadda dalka Eritria. Munaasabada furitaanka waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Eritria Asaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed,waxaana furitaanka Safaarada ay ka dambeysay kadib heshiiskii soo celinta xiriirkii ee dowladaha Itoobiya iyo Eritria. Safaaradda Itoobiya […]




SOURCE: Sawirro:-Safaarada Itoobiya ee Magalada Asmara oo dib loo furay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.