Sawirro:-Sarkaal horay u dilay Nin ka mid ahaa Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo dil toogasho lagu xukumay

0
87

Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) ayaa loo  heysta in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Dayax Iimaan Xasan  21-ka bishii sagaalaad 2018, dilkaasi oo ka dhacay aga-gaarka Seybiyaano  degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada amniga ayaa soo qabtay Eedeysanaha, waxaana lagu  wareejiyay Hey’adaha Baarista. Marxuum Dayax Iimaan Xasan ayaa ahaa wiil […]




SOURCE: Sawirro:-Sarkaal horay u dilay Nin ka mid ahaa Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo dil toogasho lagu xukumay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.