Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku-dhiibay Ciidamada Dowladda

0
126

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay soo bandhigeyn Sarkaal ay sheegeen in uu ka mid ahaa Al-Shabaab balse isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Sarkaalkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Xuseen Maxamuud Ramadaani,waxa uuna Al-Shabaab u qaabilsanaa qaadista Zakawaadka sida uu Warbaahinta u sheegay Taliyaha howlgalinta Ciidanka Xoogga ee qeybta 43-aad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku-dhiibay Ciidamada Dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.