Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre oo Soomaaliland xil u Magacaawday

0
105

Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka waxa uu u Magacaabay Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sarkaalka ayaa waxaa lagu Magacaabaa Bashiir Good,waxaana Maanta uu la wareegay xilkaas oo uu horay u haayey Masuul kale oo lagu Magacaabo Rashid Garuf. Magacaabistan Sarkaalka ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre […]




SOURCE: Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre oo Soomaaliland xil u Magacaawday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.