Sawirro:-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen inay ka goosteen dowladda Somaaliya

0
72

Al-Shabaab ayaa degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud waxa ay ku soo bandhigeen Ciidamo iyo hubkooda,kuwaas oo ay sheegeen inay kasoo goosteen Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Ciidamadaan ay soo bandhigeen Al-Shabaab ayaa gaaraya ilaa 5 askari,kuwaas oo wata 5 Qori oo  AK47 ah,waxaana Shabaab ay sheegeen inay ka howlgeli jireen degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ee Maamulka […]




SOURCE: Sawirro:-Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo ay sheegeen inay ka goosteen dowladda Somaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.