Sawirro:-Shacab Careysan oo xiray mid ka mid ah Isgoysyada Muqdisho

0
87

Duhurnimadii Maanta ayaa waxa askari ka tirsan Ciidamada Dowladda waxa uu ku dilay Isgoyska Sanca qeybta degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir. Askariga dilka geystay oo ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ayaa la sheegay in durbaba uu goobta ka baxsaday,waxana Darawalka mooto Bajaajta uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaasii uu ku dhuftay askariga. Dad ka […]




SOURCE: Sawirro:-Shacab Careysan oo xiray mid ka mid ah Isgoysyada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.