Sawirro:-Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay Magalada Kismaayo

0
44

Madaxweynaha maamulka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubbada Hose. Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo qaar ka tirsan labada Golle ee Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Magalada Kismaayo. Madaxweyne Shariif Xasan oo ay wehliyaan xubno uu ka […]




SOURCE: Sawirro:-Shariif Xasan oo lagu soo dhaweeyay Magalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.