Sawirro:-Shir ka furmay Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka qeyb galeysa

0
67

Magalada Kismaayo ee Xaruna Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka furmay shirka Billaha oo ay yeeshaan bishii mar Guddiga Amniga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa Amniga,iyada oo ay isku-xog wareestaan Hay’adaha Amniga Maamulka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan,waxaana goobjoog ka ah Saraakiisha Ciidamada […]




SOURCE: Sawirro:-Shir ka furmay Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka qeyb galeysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.