Sawirro:-Shir looga hadlayo Tubta dhaqaalaha iyo qorshaha Sanadka 2019 oo Muqdisho ka furmay

0
82

Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda  Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac  ayaa Maanta  waxa ay maanta Shir gudoomisay shirka isbuuc laha oo ay isugu yimaadeen Agaasimayasha Waaxyaha iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaas. Kulanka waxa aad loogu falanqeyay Tubta dhaqaalaha iyo Qorshaha sanadka 2019 oo ay Wasaaradu hiigsaneyso. Wasiir Maryan aweys Jaamac ayaa ku dhiirigelisay Agaasimeyaasha […]




SOURCE: Sawirro:-Shir looga hadlayo Tubta dhaqaalaha iyo qorshaha Sanadka 2019 oo Muqdisho ka furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.