Sawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo furmay

0
72

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hosoe waxaa ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin Madaxda Maamul goboleedayda dalka ka jira. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Cabduweli Maxamed Cali Gaas ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland,waxan goobjoog ka ah dhammaan madaxda Maamul goboleedyada iyo Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan […]




SOURCE: Sawirro:-Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.