Sawirro:-Shirka Howlaha Xasilinta dalka oo Muqdisho lagu qabtay

0
39

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 28/01/2019 Magalada Muqdisho ku qabatay Shirka Howlaha Xasilinta dalka. Shirkan oo ah mid labadii biloodba mar laqabto ayaa looga hadlay arrimo muhiim u ah xasilinta dalka iyo iskaashiga hay’adaha kala duwan ee ku hawlan dib u soo kabashada Soomaaliya. Wasiiru Dowlaha […]




SOURCE: Sawirro:-Shirka Howlaha Xasilinta dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.