Waxaa Maanta Magalada Brussels ee Wadanka Belgium-ka ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax aad u farabadan. Shirkaas waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wasiirka Arrimaha dibada Sweden,waxana goobjoog ka ah Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya,Xildhibaano,Madaxda Dowlad goboleedyad, iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels