Sawirro:-Shirweynaha Qaran ee dhalinyarada oo Muqdisho ka furmay

0
96

Magalada Muqdisho waxaa Maanta sirasmi ah uga furmay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Khadiijo Maxamed  Diriye ayaa si wada jir ah u furay Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada […]




SOURCE: Sawirro:-Shirweynaha Qaran ee dhalinyarada oo Muqdisho ka furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.