Sawirro:-Somaliya iyo turkiga oo isku raacay in laga hortago dadka ku safra dukumintiyada been abuurka

0
30

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar. Kulankan ay yeesheen Safiirka iyo agaasimaha ayaa waxa ay kaga wadahadleen in la iskakaashado arrimaha Socdaalka la xariira, isdhaafsiga qibradaha iyo tababarada iyo in muwadiniinta labada dal loo fududeeyo sidii ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Somaliya iyo turkiga oo isku raacay in laga hortago dadka ku safra dukumintiyada been abuurka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.