Kulan ay Madaxtooyada Soomaaliland ee hargeysa Maanta ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha amniga gaar ahaan xaalada deegaanka Tukaraq. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,waxana lagaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan amniga, iyo horumarka Soomaaliland. Qodobada ugu muhiimsanaa ayaa waxa ka mid ahaa […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Soomaaliland oo Warka soo saartay xaalada Tukaraq iyo tallaabooyinka la gudboon