Sawirro:-Soomaaliya iyo Suudaaan oo ka wada hadlay xaalada Maxaabiista ku xiran dalkaas

0
89

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Axmed Shoole oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalkaas Sarreeya Guud Xaatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa kala hadlay xaaladda maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalkaas, kaddib kormeer uu ugu tagay maxaabiis ku jirtay xabsiga Koobar. Danjiraha ayaa uga mahad-celiyey Dowladda Suudaan fulinta codsigii Safaaradda ee […]




SOURCE: Sawirro:-Soomaaliya iyo Suudaaan oo ka wada hadlay xaalada Maxaabiista ku xiran dalkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.