Sawirro:-Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo furmay

0
81

Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo ay wada qabanayaan Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Arimaha Dastuurka iyo Federaalka ee Hirshabeelle. Ugu horeeyn waxaa tababarka furay Wasiirka Arimaha Dastuurka ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan wuxuuna uga mahadceliyay wafdiga Wasaaradda […]




SOURCE: Sawirro:-Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo furmay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.