Sawirro:-Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo la soo gabagaboobay

0
89

Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa ku soo gabagaboobay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka kasoo qabashadiisa ay iska kaashteen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Dastuurka iyo Federaalka ee Hirshabelle. Munasabadii xiritaanka tababarka waxaa ka hadlay La-taliyayaal iyo masuuliyiin ka tirsan labada Wasaaradood. Maxamed Bashiir oo ah […]




SOURCE: Sawirro:-Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo la soo gabagaboobay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.