Sawirro:-Taliyaha booliska oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

0
188

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska Dawladda Turkey, kuwaasi oo Muqdisho soo gaaray. Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho, ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Abuukar Islow, Taliye ku xiggeenka koowaad […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Taliyaha booliska oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Booliska Turkey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.