Sawirro:-Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kormeer sameeyay

0
67

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa kormeeray taliska Ururka 60aad ee ciidanka Ilaaladda Madaxtooyada Qaranka, halkaasi oo ay ka socdaan tababaro Ciidanka aqoontooda kor loogu qaadayo. Ku-simaha Taliyaha Ururka 60aad, ahna Abaanduulaha Ururkaasi Dhamme Dayax Cabdi Cabdule, ayaa S/gaas Indhoqarshe uga xogwaramay shaqada ay hayaan ciidanka iyo tababarada halkaasi ka […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kormeer sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.