Sawirro:-Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad Ciidanka xooga dalka oo gaaray Cadaado

0
391

S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir “Kaanti” Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad oo uu la socdo Taliyihii hore ee Qaybta Gen. Cabdullaahi Aadan Xuseen “Cirro” ayaa  gaarey Magaalada cadaado oo Xarun ku meel Gaar ah u ah Taliska waxaana garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ku soo dhoweeyay Saraakiisha kala duwan ee Qaybta 21aad. Taliyaha cusub ee Qaybta S/Guuto […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad Ciidanka xooga dalka oo gaaray Cadaado

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.