Sawirro:-Taliyaha Xoogga iyo Wasiir Beyle oo kulan Muhiim ah ku yeeshay Muqdisho

0
84

Waxaa Magalada Muqdisho kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo taliyaha Ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe. Kulanka ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa howlaha dardar gelinta Diiwaangelinta Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee haatan socota sida uu sheegay Wasiir Beyle. Waxaa maanta booqosho igu […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyaha Xoogga iyo Wasiir Beyle oo kulan Muhiim ah ku yeeshay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.