Sawirro:-Taliyaha xoogga oo booqday deegaano laga saaray Al-Shabaab

0
81

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa Maanta waxa uu kormeeray Saldhigyo Cusub ay Ciidamada xoogga dalka ka sameysteen deegano ka tirsan SH/dhexe. “Waxaan Maanta Booqasho kormeer ah aan ku tagay Fariisimo cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliya ay ka sameesteen Tuulada Geed Timir ee Gobolka Shabellaha Dhaxe. Sidoo kale […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyaha xoogga oo booqday deegaano laga saaray Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.