Sawirro:-Taliyaha xoogga oo farriin u diray Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0
461

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiiragelin ah la qaatay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si mutadawacnimo ah ugu biiray Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan 14-ka October. Ciidanka uu dhiiragalinta la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ahaa kuwo la baray Difaaca […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyaha xoogga oo farriin u diray Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.