Sawirro:-Taliyeyaasha Millateriga iyo Booliska oo kormeeray difaacyo ay ku sugan yihiin Ciidanka xoogga

0
110

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska, Abaanduulaha XDS iyo Saraakiil kale ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee ku yaalla degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Ujeedka Kormeerkaan ayaa ahaa u kuur gelida Xaaladda amni ee degmadda Afgooye iyo oggaanshaha amniga wadada xiriirisa […]




SOURCE: Sawirro:-Taliyeyaasha Millateriga iyo Booliska oo kormeeray difaacyo ay ku sugan yihiin Ciidanka xoogga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.