Sawirro:-Taliyihii Qaybta 43’aad Ciidamada Xoogga ee loo diiday inuu Kismaayo ka dago oo gaaray Garbahaarey

0
167

Gen” Cali Maxmed Maxamuud ( Bogmadow) oo Saakay diyaaradii siday laga Celiyay garoonka kismaayo ayaa Sida la  xaqiijiyay Goordhow  ka dagay Degmadda Garbahaarey Ee gobalka Gedo oo Si diirran loogu sodhaweyay Jubbland Ma’ahan Axmed Madoobe iyo kismaayo kaliya ee Gobolka Gedo ayaan Shaqadeyda ka bilaabayaa ayuu yiri Gen, Bogmadow. Gudoomiyaha Gobolka Gedo,Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Taliyihii Qaybta 43’aad Ciidamada Xoogga ee loo diiday inuu Kismaayo ka dago oo gaaray Garbahaarey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.