Sawirro:-Tirada dadka Barakacayaasha ah ee ku sugan Muqdisho oo la shaaciyay

0
40

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa la kulmay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamza Siciid Xamza, iyadoo ay ka wada hadleen sidii xal-waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku nool gudaha iyo daafaha Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ahmiyad gaar ah siiyey xal-u-helidda dadka barakacayaasha […]




SOURCE: Sawirro:-Tirada dadka Barakacayaasha ah ee ku sugan Muqdisho oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.