Sawirro:-Turkiga oo Aqbalay codsi uga yimid Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

0
474

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey. Wasiirka, ayaa wafdigaasi ka socday Turkiga waxa uu kala hadlay Kordhinta Tababarka la siiyo Saraakiisha iyo Saraakiil Xiggeenada Ciidanka Soomaaliya, Kordhinta Taageerada Milatari iyo arrimo kale. “Waxaan Maanta kula kulmay Xarunta Wasaaradda […]




SOURCE: Sawirro:-Turkiga oo Aqbalay codsi uga yimid Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.