Sawirro:-Wafdi hordhac u ah booqashada Axmed Madoobe oo gaarey Garbahaareey

0
444

Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxa Maanta gaarey wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ee Jubbaland  Dr. Aadan Ibraahim Aw-Xersi. Wafdiga ayaa waxaa soo dhaweyn u sameeyey Mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magalada Garbahaareey. Xarunta Maamulka degmada ayaa haatan la geeyey halkaas oo la filayo in […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wafdi hordhac u ah booqashada Axmed Madoobe oo gaarey Garbahaareey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.