Sawirro:-Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Imaaraadka

0
76

Shirka waxaa Dowladda Soomaaliya uga qeybgalayo Wasiir ku _Xigeenka ahna Sii ahaya Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyadoo diirada lagu saarayo Tamarta cadeeda laga dheliyo ama Solarka, Waxaana shirka Soo qaban qaabisay Hay”ada Tamarta IRENA oo fadhigeedu yahay magaalada Abuu Dubaay ee dallka Imaaradka. Mudane Cusmaan Libaax Ibraahiim Wasiir ku xigeeka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka […]




SOURCE: Sawirro:-Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Imaaraadka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.