Wasiiru Dowlah Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa ka qeybgalay kulanka caadiga ah ee 33,aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania, iyadoo loo gogol xaarayo shirka 31,aad ee kulan madaxeedka Midowga Afrika oo socon doona Maalmaha 1-2 July. Ka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wafdi ka socda dowladda oo ka qeybgalay kulamada Golaha Fulinta ee Midowga Afrika