Wafdigan ka socda dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta waxa ay soo gaareen Magalada Khardo ee Gobolka Karakar Puntland,waxana soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland. Wafdigaan ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in uu la socday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Sanoter Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wafdi ka socda Imaaradka Carabta oo lagu soo dhaweeyey Magalada Khardo