Sawirro:-Wafdi ka socda Xafiiska RW Kheyre oo kulamo ka wada Kismaayo

0
108

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta wasaaradaha Jubaland iyo wasaaradaha federaalka si loo fududeeyo loona daadejiyo howlaha dawladda ee lagu dhaqan geliyo halbeegyada tubaha qaranka. Shirka ay yeesheen […]




SOURCE: Sawirro:-Wafdi ka socda Xafiiska RW Kheyre oo kulamo ka wada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.