Sawirro:-Wafdi ka socday Ingiriiska iyo Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay doorashooyinka

0
59

Wafdi ka socday Dowladda Ingiriiska ayaa shalay gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, iyadoona madaxda Maamulka Koonfur Galbeed kala hadlay arrimaha doorashooyinka ku soo fool leh maamulkaas. Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) oo kulan la qaatay ayaa sheegay in labada dhinac ay isku-afgarteen sidii Koonfur […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wafdi ka socday Ingiriiska iyo Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay doorashooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.