Sawirro:-Wasaaradda Boostada oo daahfurtey Xarunta Internetka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka

0
278

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka, munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barnaamijkan oo loogu talogalay in kor loogu qaado tayada waxbarashada sare ee dalka ayaa waxa uu bixin doonaa internet bilaash ah oo ay ka faa’iideysan doonaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wasaaradda Boostada oo daahfurtey Xarunta Internetka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.