Sawirro:-Wasaaradda Ganacsiga iyo Rugta Ganacsatada & Warshadaha oo Heshiis kala saxiixday

0
72

Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee Public Private Dialogue (PPD). Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qeexayso in labada dhinac ay ka wada shaqeyn horumarka ganacsiga, […]




SOURCE: Sawirro:-Wasaaradda Ganacsiga iyo Rugta Ganacsatada & Warshadaha oo Heshiis kala saxiixday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.