Sawirro:-Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxa Bangiga Aduunka

0
69

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar ka mid ah Wadamada Bariga Afrika sida, Soomaaliya, Tanzania, Burundi iyo Malawi. Wasiir Beyle ayaa sheegay in Bella Bird ay ka wada hadleen horumarka iyo isbadalka Maaliyadeed ee dalka iyo sidii aan […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxa Bangiga Aduunka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.