Sawirro:-Wasiir Beyle oo Maanta daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

0
363

Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kaladuwan. Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo  maanta si rasmi ah u Daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiir Beyle oo Maanta daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.