Sawirro:-Wasiir Cawad oo sababihii loo eryay Nicholas Haysom u gudbiyay danjirayaasha Wadamada IGAD u jooga Muqdisho

0
369

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ee ka howlaga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii kulanku socday, Wasiir Cawad waxa uu kaga hadlayay horumarradii ugu dambeeyay ee Soomaaliya dhinacyada siyaasadda, ammaanka, dhaqaallaha iyo bulshada. Waxa uu sheegay in Xukuumadda Federaalka […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiir Cawad oo sababihii loo eryay Nicholas Haysom u gudbiyay danjirayaasha Wadamada IGAD u jooga Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.