Sawirro:-Wasiir Cawad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee France ee Soomaaliya

0
96

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee France ee Soomaaliya Marwo Aline Kuster-Menager. Isaga oo ugu hambalyeeyay xilka loo soo magacaabay, Wasiir Axmed Cawad waxa uu rajo ka muujiyay in Danjirad Aline horumarin doonto […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiir Cawad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee France ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.