Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Finland

0
457

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo uu hoggaaminayay Mudane Pekka Haavisto, oo ah xubin Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Finland. Kulanka oo ay ka qeybgaleen wafdi ka kooban afar xubnood oo ay ku jireen diblomaasiyiin iyo wakiillo ka socday Machadka Nabadda […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Finland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.