Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shir muhiim ah kusoo xiray Magalada Muqdisho

0
324

Shir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay soo wada qabanqaabiyeen Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo miradhal noqday ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho. Intii uu socday shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Dastuurka, Federaaleynta dalka, Doorashooyinka, Hanaanka Cadaaladda ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shir muhiim ah kusoo xiray Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.