Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada oo gaarey Degmada Balcad

0
204

Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe  waxaa Maanta lagu soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) Wafdiga Wasiirka ayaa waxa ka mid ah,Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod,Taliyaha Ciidanka Asluubta sareeyo guud Bashiir Maxamed Jaamac,Xubno ka socda Guddiga difaaca Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kale. Masuuliyin ka tirsan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada oo gaarey Degmada Balcad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.