Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar ugu soo xiray Saraakiil Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

0
104

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa maanta tababar usoo xiray Ciidan isugu jira Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno oo Muddo hal sano ah tababar ku qaatay gudaha Dugsiga tababarka ee Turkisom, waxaana maanta loo dhaariyay Ciidankaasi kamid noqoshada XDS. Munaasabadda dhaarinta ayaa waxaa ku sugnaa Safiirka […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo tababar ugu soo xiray Saraakiil Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.