Sawirro:-Wasiirka Waxbarashada Somalia oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub

0
80

Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan ka qaatay madaxa waaxda  horumarinta adeegga bulshada midowgga Yurub gaar ahaan Soomaaliya Mr, Olivier Louis. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa  xoghayaha joogtada ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Mudane  Axmed Xassan iyo Maxamed Sabuul oo ka socday midowga Yurub. Arrimaha kulanka lagu lafa guray […]




SOURCE: Sawirro:-Wasiirka Waxbarashada Somalia oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.