Sawirro:-Wefdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Kismaayo

0
99

Wefdi hordhac Ra”iisul-Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay gaarewen magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulkan Jubbaland. Sidoo kalana wefdiga ka socday Xafiiska R”iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa ka mid ahaa ciidamo khaas ah oo la socday diyaaradda kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga inta […]




SOURCE: Sawirro:-Wefdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.