Sawirro:-Xildhibaan Caawa ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa

0
44

Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qarax goor dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka xarunta Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya. Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ayaa xaqiijinaya in gaariga qarxay uu lahaa xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo xildhibaan Maxamed Mursal Maxamed oo loo yaqaan Boorow wararku waxay sheegayaan inuu ku dhintay darawalkii […]




SOURCE: Sawirro:-Xildhibaan Caawa ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.