Sawirro:-Xiriir Cusub oo u bilaawday dalalka Soomaaliya iyo Kuwait

0
96

  Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat Danjire Cabdullahi Odawa ayaa garay caasimadda dalkaasi ee Kuwait City. Danjire Danjire Cabdullahi Odawa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey Madax ka socotay  waasiirka arrimaha dibadda Wadanka kuwait Sheekh Khalid Alfarasi iyo mas’uuliyiin kaleoo ay kamid ahaayeen ahayeen 19 safiiro oo ka kala socday wadamada Africa […]




SOURCE: Sawirro:-Xiriir Cusub oo u bilaawday dalalka Soomaaliya iyo Kuwait

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.