Xulka kubadda Cagta France ayaa ku guuleystay Koobka Aduunka ee sanadkaan 2018, kadib markii ay ciyaartii finalka 4-2 ku garaaceen Croatia. Ciyaarti galabta oo ka dhacday garoonka Luzhniki Stadium ee magaalada Moscow ayaa lagu tilmaamay mid ka mid ah finalki ugu xiisaha iyo xamaasadda badnaa Koobka Aduunka, marka laga eego goolasha la iska-dhaliyay iyo sida […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:-Xulka Qaranka Faransiiska oo ku guuleystay koobka Adduunka